biilo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)

Macnaha:

  1. Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masruufasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg masruufo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur