biiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhasha sagaarada. 2. Qof aad fuley u ah.
  2. 1. Cabsi dareemid. 2. Macluul iyo tabardarro la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur