biiqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg biiq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
biiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:1. Dhasha sagaarada. 2. Qof aad fuley u ah.1. Cabsi dareemid. 2. Macluul iyo tabardarro la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0