biirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biiri. ld biiris¹.

biiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax si tiradoodu u badato uruurin. 2. Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.

biiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biirin.
  2. ld biirid.