biishad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banjiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur