bikilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bikil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bikil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Inta weel qaado; mug.
  2. Weel inta uu qaado ku shubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur