bikilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Inta weel qaado; mug.Weel inta uu qaado ku shubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Weel ama wax kale oo gudo leh, inta qaadkiisu le'egyahay. 2. Inta shay gudo leh buuxin karta. 3. Kol; mar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0