bilaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bilaabo. ld billaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bilaabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-lowday, -laabatay)

Macnaha:

  1. Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

billaabasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bilaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur