bileyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kurayso. ld kuraysad, kuraysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur