kuraysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kurayso. ld kuraysad, kuraysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kuraysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kuraysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kuraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kuraysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kuraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0