bilyanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Tiro ka kooban kun meelood oo min milyan ah; kun milyan; “1.000.000.000”.