lagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tiro aan cayinnayn oo ka badan kun. 2. Tiro dhan boqol kun. 3. Kun malyuun; bilyan. 4. ld laag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bilyanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Tiro ka kooban kun meelood oo min milyan ah; kun milyan; “1.000.000.000”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Fac; asaag; mataan. 2. (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.1. (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan. 2. (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako. ld lag (4).(juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0