binii-aadmiQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:ld banii-aadan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
banii-aadanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0