Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg biqlee. ld biqlays, biqle (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)
Macnaha:
Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur