biqleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
biqlaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg biqlee. ld biqlays, biqle (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
biqloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld biqle (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0