birikinnaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaan. ld biriwixid.
  2. ld biriwax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biriwixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biriwax². ld birikinnaas¹, birikinnaasid, biriwax¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biriwax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biriwixid.
  2. Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur