biriwaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld biriwixid.Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
biriwixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg biriwax². ld birikinnaas¹, birikinnaasid, biriwax¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
birikinnaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaan. ld biriwixid.ld biriwax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00