birqaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-byo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Bir laba qalbac oo gadaal ama dhexda iska haysta ah oo dhuxusha birta kulul iwm lagu qabto. 2. Summad ka kooban laba alif oo isweydaarsan oo xoolaha lagu dhigto. ld birqabad.

