birqabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:ld birqaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
birqaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:1. Bir laba qalbac oo gadaal ama dhexda iska haysta ah oo dhuxusha birta kulul iwm lagu qabto. 2. Summad ka kooban laba alif oo isweydaarsan oo xoolaha lagu dhigto. ld birqabad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00