birxaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Nooc biraha ka mid ah, aad u jilicsan oo si sahlan u jabta. 2. ld bir-ajuuraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bir-ajuuraanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka qabta. 2. ld birxaar. 3. bir 1 (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00