bir-ajuuraan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka qabta. 2. ld birxaar. 3. bir 1 (3).

birxaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc biraha ka mid ah, aad u jilicsan oo si sahlan u jabta. 2. ld bir-ajuuraan.