bishinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-no, m.l)Macnaha:ld burshin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
burshinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:1. Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta. 2. Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00