bislaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bislayso. ld bislaysad, bislaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bislayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bislaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bislaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bislaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bislaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur