bisqan

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Timaha gumaarka dadka ka baxa; shuun. ld bisqin.

shuun

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.
  2. Boqorradda shinnida.

bisqin

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld bisqan.