nabas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha. 2. Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.

bisqan

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Timaha gumaarka dadka ka baxa; shuun. ld bisqin.

namas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo. 2. ld nabas.