bixitimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bixitin². ld bixtin¹.

bixitin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid.
  2. Qof meel u ambabixid.