bixitin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tegidda meel laga tago iyadoo meel kale la aadayo. ld bixtimid.
  2. Qof meel u ambabixid.