biyabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
biyabbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg biyabbax². ld biyabbax¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00