biyabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.