biyoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha. 2. Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.