boholaddumiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
boholatusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld boholatusid.U b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00