boholaddumin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boholaddumi. ld boholaddumis.

boholaddumi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².

boholaddumis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld boholaddumin.