bololidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bolol². ld bolol¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bololQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. B. ah: qori iwm marka ay duug ama bahal awgiis xorshosh noqdaan. 2. B. ah: miro daawo iwm oo faaday ama xorshashay. 3. ld bololid.1. Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid. 2. Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0