bolol
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. B. ah: qori iwm marka ay duug ama bahal awgiis xorshosh noqdaan. 2. B. ah: miro daawo iwm oo faaday ama xorshashay. 3. ld bololid.
- 1. Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid. 2. Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.

