boobasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Habaas; boor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
habaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ciid budo ah oo dabayshu kiciso. 2. H. ah: jimic (xoolo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
boorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. 2. B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.ld boorid.1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin. 2. Is b.: dhabarka godid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00