boor
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus. 2. B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
- ld boorid.
- 1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin. 2. Is b.: dhabarka godid.

