booddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
  2. (c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lugose leh ay ku booddo. B.da waaweyn si aan joogto ahayn ayey waxay ku dul noolaadaan shimbiraha iyo naasleyda. Qaarka dadka cunana waxay qaadi karaan cudurro kala duwan.

qandhiso

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Booddo.

Lamidka: Booddo

b

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

bootin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg booti. ld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.