boolayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boolee. ld boolo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boolee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Ciyaar turub haad u boqrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boolo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur