booloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boolaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg boolee. ld boolo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0