booraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boorayso. ld booraysad, booraysi.

boorayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. (dii.) Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.

booraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld booraysasho.

booraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld booraysasho.