boorayso
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
- (dii.) Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

