bootaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bootoole.

bootoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof faan iyo hanjabaad badan. ld bootaale.