bootooleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof faan iyo hanjabaad badan. ld bootaale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bootaaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bootoole.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00