booto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur