boqnagoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

Macnaha:

  1. 1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.

boqnajar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. ld boqnagoo.

boqongoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)

Macnaha:

  1. ld boqnagoo.