boqnagoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqnagoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

Macnaha:

  1. 1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqnagooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Luggooyo. 2. Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqnajarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld boqnagoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqongooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld boqnagooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqongoyn