boqnagooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Luggooyo. 2. Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
luggooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
boqnagoynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0