boqolleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
boqollowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:ld boqolle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00