boqridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg boqor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boqorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay. 2. Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. 3. B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.Qof boqornimo u caleemo saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0