caleemasaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
  2. Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².

caleemasaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caleemasaar². ld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.

caleensaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caleemasaarid.
  2. ld caleemasaar².